Duqa Muqdisho oo kulan Muhiim ah la qaatay Safiirka Turkiga ee Somalia (Daawo Sawirro)

Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow), Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho ayaa maanta kulan la qaatay Safiirka Turkiga u fadhiya Soomaaliya H.E. Olgan Baker oo ay ka wada hadleen sidii loo xoojin lahaa taageerada ay siiyaan dadka Soomaaliyeed, gaar ahaan horumarinta gobolka Benaadir . Eng. Yarisow ayaa marka hore uga mahadceliyey Safiirka doorka ay … Continue reading Duqa Muqdisho oo kulan Muhiim ah la qaatay Safiirka Turkiga ee Somalia (Daawo Sawirro)